well come to cabdifataax home page

Home Page About Page Photo Page Contact Page Favorite Links Slide Show

Create your Site.

KU SOO DHAWAW TALAN HOME PAGE QALBI FURAN IYO GACMO FURAN

WAXAAD KA HELAYSAA MADADAALO DHALINYARO IYO
WAAYEELBA .

faallo gaaban

walaalo waxan idiinku bishaaraynayaa dhamaan dhalinyarada iyo bulshada soomaaliyeed dhamaanteed ,in aad ka heli doontaan talan home page waxa kasta oo madadaaliya dhalinyaro iyo waayeelba,

dhinaca kale waxa aad ka heli doontaa taariikh nololeedkii cabdifataax aadan talan ,oo ah nin yar oo dhalin yar ah una dhashay gobolka awdal gaar ahaan magaalada (boorama).

isku soo wada duuduub waxan idin leeyahay dhalinyaro halkan waxa idiinku diyaar ah website aad u xiiso badan ,markaa ha mooganin in aad gashaan markasta ood internet dul fadhiisato,sababtoo ah wuu ku raali galin doonaa oo waa la hubaa ,ee ila eega ,walaalo waa aniga oo ah ninka magiciisu kor u xusanyahayee. 

erayadii jacaylka ee ka farxinjiray dhalinyarada

.

waa maxay jacayl?ama sidee loo dareemi karaa ?waliba muxuu dadka ku hogaamiyaa?

si aad u hesho jawaabaha su'aalahaas oo dhan gal talan home page .

su'aasha hore jawaabteeda oo kooban waatan ee ayeyna kaa baxsan kuna dhaafin waligaa xitaa marka uu ku asiibo.

jacayl waa dareen la dareemo qofkale si uu kuugu noqdo lamaane.

waxa loo dareemaa siyaabo farabadan oo ay ka mid yihiin,ta ugu mihiimsan waa tan ee la soco.

waxa loo dareema in aad qofkii jacaylku kuu galay aad had iyo jeer ku fikirto ama aad is hor keento ,hadii aad waydana ay kugu sababi karto dhib aad u wayn oona la soo koobi karin marnaba,

jawaabta ugu danbaysa waxa uu ku hogaamin karaa dadka horumar iyo mustaqbal fiican waa marka uu helo dadkiisa jacaylku,oon ahayn danaysi

Getting Rich Quick--From My Site!

taariikh nololeedkii cabdifataax

cabdifataax aadan talan cali waa wiil dhalin yaro ah ,kuna soo qaatay wakhtigii dhalinyaranimada isla gobolka aw ka soo jeedo (awdal)cadbifataax waxa uu ku qaatay waxbarashada dugsiga ilaa heer secondary isla magaalada boorama .waxana uu jecelyahay in uu umada soomaaliyeed nabad ugu baaqo meelkasta ay joogaan ,ilaahayna waxa uu ka baryeyaa in uu aqoontiisa uga dhigo mid anfacda ,hadaba si kasta ha u dhacdee waxan ugu hanbalyaynayaa dhamaantiin farxad iyo rayn rayn in aad ku noolaataan .